Banaan bax rabshado wata oo saakay ka dhacay Qeybo kamid ah Muqdisho (Sawirro)

Waxaa saakay banaan bax rabshado wata uu ka dhacay qeybo kamid ah magaalaada Muqdisho, waxaana banaan baxa dhigayay darawalada gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaan BL-ka, kuwaa oo ka cabanaya wadooyinka xiran ee magaalada . Banaan baxayaasha ayaa sheegay in la’yihiin wadooyin ay maraan kuna shaqeestaan, waxa ayna tilmaameen in dowlada ay ka rabto canshuur aan … Continue reading Banaan bax rabshado wata oo saakay ka dhacay Qeybo kamid ah Muqdisho (Sawirro)